Madaxweynaha Brazil Oo Shaqada Laga Ceyriyay

Senat-ka Brazil ayaa arbacadii shaqada ka ceyriyay madaxweynaha dalka Dilma Rousseff kadib markii lagu helay arrimo la xiriira in ay qarisay xisaabaad guud, codeynta waxaa ay u dhacday 61 ilaa 20

Michel Temer oo ahaa madaxweyne ku xigeen kaas si KMG ah u sii hayey jagaas ayaa hadda noqoya madaxweynaha Brazil, ninkan waa madaxa Democratic Movement Party.

Arrinta casilaadda madaxweynaha Brazil waxaa ka xanaaqay ilaa 3 dal oo Brazil daris la ah sida Venezuela, Bolivia iyo Ecuador.

Goobjoog News

 

 

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW