Madaxweynaha Dalka Uganda Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Soo Gaaray Muqdisho

Waxaa goor dhow garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho soo cago dhigatay diyaarad sidda madaxweynaha Dalka Uganda Yuweri Museveni iyo wafdi uu hoggaaminayo.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho kusoo dhoweeyay dhiggiisa Uganda.

Museveni ayaa ka mid ah madaxda ka qeybgalaysa shir madaxeedka IGAD oo goor dhow ka furmi doona magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Kenya iyo Ra’iisul wasaaraha Itoobiya ayaa kusii sugnaa magaalada Muqdisho.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW