U bood dhigaalka

Madaxweynaha Galmudug Cabdikarim Guuleed oo Gaaray Jowhar

Sheeko:Dalka

Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Galmudug Cabdikarim Guuleed, uuna ka mid yahay madaxweyne ku xigeenka Jubbaland ayaa gaaray Jowhar si ay uga qeyb galaan furitaanka shirka Hiiraan iyo Shabeelle.

Wufuuddan ayaa qeyb ka ah wuxuuf ilaa maanta iyo shalay ku qul-qulayey xarunta shabeellada dhexe ee jowhar halkaas uu shirka ka furmayo.

Madaxweynaha Soomaaliya, wasiiro iyo Madaxda labada gobol ayaa haatan goobta ku sugan, waxaana la filayaa in dhawaan uu shirka furmo.

Goobjoog News