U bood dhigaalka

Madaxweynaha Galmudug oo Kulan La Qatay Bulshada Deegaanka Afbarwaaqo+ Sawirro

Sheeko:Caafimaadka

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Golaha wasiirada Galmudug iyo xildhibaano kamid ah Baarlamaanka Soomaaliye, ayaa kulamo wadatashi ah la qaatey Bulshada ku dhaqan degamada Afbarwaaqo ee gobolka Mudug.

Madaxweynaha ayaa intuu joogey degmada afbarwaaqo ayuu dhagax dhigay Xarumaha adeegyada bulshada degmada Af-barwaaqo ee Gobolka Mudug.

Dhagaxdhigan dhismayaashaan ayaa fulintooda iska kaashan doona Dowladda Galmudug iyo Jaaliyadaha Galmudug.

Xarumahaan uu dhagax dhigay Madaxweynaha Galmudug ayaa kala ah Isbitaalka Degmada, Dugsi Sare iyo Ballaarinta Xarunta Saldhigga Degmada Af-barwaaqo.Image may contain: 1 person, wedding and indoorImage may contain: 4 people, people standing, flower and wedding Image may contain: 6 people, people standing Image may contain: 2 people, indoor Image may contain: 11 people Image may contain: 1 person, standing and drink Image may contain: 1 person, drink and indoor Image may contain: 4 people, people standing, shoes and outdoor No photo description available.

Goobjoog News