U bood dhigaalka

Madaxweynaha Galmudug oo Soo Dhoweyn Loogu Sameeyey Degmada Hobyo

Sheeko:Amniga

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (QoorQoor) ayaa galabta safar ka mid ah kuwo uu ku marayey gobolka Mudug, waxaa uu ku gaaray degmada Hobyo ee isla gobolkaasi.

Madaxweynaha wafdigiisa ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey degmada, waxaan soo dhoweynta ka qeyb qaatay bulshada qeybaheeda kala duwan.

Madaxweynaha Galmudug ayaa  Maalinta bari ah waxaa lagu wadaa in  Magaalada Hobyo uu kaga qeyb galo shir looga arinsanayo sidii reer Galmudug wax uun uga bilaabi lahaayeen dhismaha Dekeda Hobyo .

Goobjoog News

Image may contain: 2 people, people standing and suitImage may contain: 7 people, people standing and wedding Image may contain: 4 people, people standing and crowd Image may contain: 10 people, people standing Image may contain: 5 people, people standing
Image may contain: one or more people, people standing, child and outdoor
Goobjoog News