U bood dhigaalka

Madaxweynaha Jabuti Oo Daah Furay Olalaha Talaalka Corona ee Dalkaas .

Sheeko:Amniga

Madaxweeynaha Dalka Djabuti Ismaacil Cumar Geelle iyo Marwada Koowaad ee dalkaasi ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Olalaha talaalka Covid-19 ee dalkaas.

Dalka Jabuti oo mar dhaw la geeyay talaalka ayaa maanta waxaa daahfuray Madaxweeyne Ismaacil iyo marwadiisa.

Ismaacil Cumar Geelle ayaana daahfurka Olalaha isku bilabay isagoo laga talaalay safmarka.

Marwada koowad ee dalka Jabuti oo furitaanka Ololaha qeyb ka aheyd ayaana la talaalay iyadana.

Sikastaba maanta oo talaalka uu soo gaaray Soomaaliya ayaa shacabka ku dhaqan Caasimadda waxa ay dowladda ka codsadeen in talaalka lagu bilaabo Madaxweynaha waqtigiisa uu dhamaaday Farmaajo iyo marwadiisa.