Madaxweynaha Jubbaland Oo Booqday Deegaanada Baarsanguuni iyo Buulogaduud

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland  Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqday Deegaanada Baarsanguuni iyo Buulogaduud ee Gobolka Jubbada Hoose.

Madaxweyne Axmed Madoobe waxaa socdaalkan ku weheliya Taliyaha Guud ee Ciidamada Jubbaland, Taliyaha Ciidanka Booliska iyo Taliyaha qaybta Afartan iyo Sadexaad Guutada Kow iyo Tobnaad iyo Sarakiil kal

Deeganadan oo kal hore laga saaray Kooxda Al Shabaab ayuu Axmed Madoobe sheegay in ay Ciidamadu shaqo wanaagsan ka qabteen, dhawaana la bilaabi doono howlgalo cusub oo lagu xoraynayo deegaanada kale ee Gobolka.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa inta uu halkan ku sugan yahay la kulmi doona Sarakiisha iyo Ciidamada Jubbaland ee howlgalada ka wada deegaanadan.

Goobjoog News

e

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW