U bood dhigaalka

Madaxweynaha Jubbaland Oo Ku Dhawaaqay Golahiisa Wasiirada

Sheeko:Amniga

Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, ayaa ku dhawaaqay golahiisa cusub ee Wasiirada.

Xukuumadda madaxweeynaha ayaa waxaa ka soo muuqday wasiiro cusub iyo kuwa horay uga tirsanaa xukuumadiisa.

 

Ku dhawaaqidda golaha wasiirada Axmed Madoobe ayaa timid kadib doorashadiisii oo ay mudda dheer ka soo waregatay.