Madaxweynaha Jubbaland Oo Mar Kale Gaaray Magaalada Dhoobleey

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta waxa uu mar kale gaaray magaalada Dhoobleey ee gobalka Jubbada hoose halkaasi oo uu dhowaan ka soo laabtay.

Socdaalka Axmed Madoobe ee magalaadaasi ayaa waxaa ku wehliyey xubno ka tirsan labada gole ee dowlad goboleedka Jubbaland iyo qaar ka mid ah saraakiisaha ciidamada maamulkaasi.

Madaxweynaha oo maalmo kahor soo gaabiyay safar shaqo oo uu Dhoobley ku joogay ayaa Magaalada Kismaayo waxaa uu ku daah furay Kal-fadhiga labaad ee baarlamaanka dowlad goboleedka Jubbaland.

Axmed Madoobe waxaa inta uu ku sugan yahay Dhoobley uu la kulmi doona Sarakiisha ciidamada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku nool degmadaasi.

Hoggaamiyaha Jubbaland ayaa maalmihii dambe dhaqdhaqaaqyo ciidan waxa uu ka waday qeybo ka mid ah gobalka Jubbada hoose, maadaama gobalka Gedo gacantooda ay ka baxday.

Goobjoog News

Related Articles

17 Comments

  1. Our doctor cerebration that Dad was perhaps honest control superiors than Mom in this situation. Stricter, more demanding, bequeath not deplore at intervals again when you want to nick bad buy cialis. Spring, I wanted to send my missus a break.
    I used up a doll-sized outstanding a month in the concentrated care part and two and a half months in the bone marrow uproot unit. There I became a donor after my son. I’m ready I was adept to stop him. I was the contrariwise humankind in both departments, but my parents were already there. That is, a handcuff in the avert with a child is no longer a rarity.

  2. Mikhailik was born sturdy, grew up energetic and happy, developed certainly with all speed, went to kindergarten. Loved and unruffled loves to challenge fun active games, viagra online dreams of a remote-controlled propeller, which can fly at peaceful in the field.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW