U bood dhigaalka

Madaxweynaha Shiinaha Oo Soomaaliya Ugu Hambalyeeyey Xuska 60 Sano Guurada Xornimadeeda

Sheeko:Amniga

Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa dhambaal hamalyo ah u soo diray dowladda Soomaaliya iyo shacabkeeda oo uu ugu hambaleeyey dabaaldegga xuska 60 guuradii ka soo wareegatay xornimada.

Halkan Ka Aqriso Hambalyada Ay Soo Dirtay Dowlladda Shiinaha

https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/madaxweynaha-shiinaha-oo-soomaaliya-ugu-hambalyeeyey-xuska-60-sano-guurada-xornimadeeda/

Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Hambalyada Madaxweynaha Shiinaha