Madaxweyne Deni oo Kulamo Kawada Gaalkacyo

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaaahi Deni ayaa magaalada Galkacyo waxaa uu ka waadaa kulamo looga hadlayo arrimaha aamniga magaalada iyo guud ahaan gobolka Mudug.

Madaxweynaha ayaa  xalaay la kulamay qaar kamida  Waxgaraadka iyo Odayaasha bulshada degta gbolka, isaaga oo kalaa hadlay, sidii looga wada qeyb qaadan lahaa in lawada ilaaliyo amniga iyo nabad kuwada noolaashada gobolka.

Waxgaradka iyo Odeyaashan ayaa Madaxweynaha warbixin ka siiyey, xaaladda guud ee gobolka, Shirkii nabadeynta ee kusoo dhammaaday Galdogob, kaas oo laagu soo idleeyey colaad muddo dheer kaa soo taagneyd gobolka .

Goobjoog News

 

 

Related Articles

46 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW