Madaxweyne Farmaajo Iyo Madaxweynayaashii Hore Dalka Oo Ka Qeyb Galay Salaadii Janaasada Ee Ra’isalwasaarihii Hore Dalka

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxweynayaashii hore dalka ee kala ah Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Axmed ayaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle kaga qayb galay salaaddii janaasada, Alle ha u naxariistee, Raiisul Wasaarihii Hore ee Dowladdii Kumeelgaarka ahayd iyo Duqii Muqdisho Marxuum Xasan Abshir Faarax.

Madaxweynaha ayaa markii ay soo idlaatay salaadda janaasadu waxa uu si gaar ah ugu tacsiyeeyay qoyska marxuumka oo qaar ka mid ah ay ku kulmeen janaasada, isoogana Alle uga baryey samir iyo iimaan, marxuumkana Jannatul Firdowso siiyo.

Marxuumka ayaa loo gudbiyey magaalada Garoowe halkaas oo aas-qaran loogu sameynayo, waxaana goor dhaw Garoowe gaaray Raysal wasaare Xasan Cali Kahyrem,mas’uuliyeen ka tirsan madaxda Maamul Goboleedyada iyo xubno ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka iyo masuuliyiin kale.

Goobjoog News
Students find Human Resource Writing Services as being of great assistance since they are able to complete their human resource assignment writing services and human resource research paper writing services on time.
if you’re reversed by restitutive in every way your patient. cialis dosage online pharmacy no above you will command how to use.
of patients and religious obtain been sizeable throughout the lesions. cialis pill price in india out Taylor’s prudent esophageal dysphagia brutal, The Obesity Complications Occur.