U bood dhigaalka

Madaxweyne Farmaajo Oo Booqday Xeryaha Barakacayaasha Ee Muqdisho

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa goor dhow wuxuu booqasho ku tagay qaar kamid ah xeryaha dadka soo barakacay ee ku yaalla magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa xaal wareystay dadka ku dhaqan xeryahaasi oo ay xaalado adag ka muuqatay haba ugu darnaateen saameyn weyn oo roobabkii ka da’ayay magaalada ku yeesheen.

Waxa uu madaxweyne Farmaajo dadkaasi u qeybiyey bacaha roobka looga gambado iyo sidoo kale bustayaal qabowga ay isaga difaacaan.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News