U bood dhigaalka

Madaxweyne Farmaajo Oo Maanta Ka Qeybgalaya Caleema Saarka Dhiggiisa K/Africa

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta oo Sabti ah wuxuu magaalada Pretoria kaga qeybgalayaa caleema saarka madaxweynaha cusub ee K/africa.

Shalay ayuu madaxweynaha u ambabaxay dalkaasi, kadib casumaad loo fidiyey, iyadoo lagu wado in caleema saarkan ay ka qeybgalaan madax badan oo Africa ah.

Madaxweynaha ayaa la kulmi doono madaxda ka qeygaleysa caleema saarkan qaarkood iyo sidoo kale jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaasi ku nool.

Goobjoog News