Madaxweyne Hore Xasan Sheekh “Aan Ku Dedaalno Ilaalinta Dastuurka Iyo Shuruucda Noo Deggan”

Madaxweynihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo hadal ka jeediyey munaasabaddii lagu Caleema saarayey madaxweynaha Puntland ayaa ku baaqay in la lilaaliyo dastuurka KMG ah ee dalka u yaalla.

Waxa uu sheegay Xasan Sheekh, haddii lagu dhaqmo oo kaliya Dastuurka iyo Shuruucaha kale ee dalka u yaalla ay wax walbo hagaagi doonaan.

Dhanka kale, Xasan Sheekh ayaa sheegay in laga shaqeynayo dib u dhisidda dowlad Soomaaliyeed, loona baahan yahay in wax walbo loo maro waxa ay dadka Soomaaliyeed ku heshiiyeen.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW