U bood dhigaalka

Madaxweyne Laftagareen oo Magacaabay Agaasimaha Madaxtooyada KGS

Sheeko:Amniga

Madaxweynaha dowelad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magacaabay agaasimaha madaxtooyada maamulkasi.

Qoraal xeer madaxweyne ah oo kasoo baxay madaxweynaha ayaa Cabdullaahi Cali Watiin loogu magacaabay inuu noqdo agaasimaha madaxtooyada maamul goboleedka Koonfur Galbeed.

 

No photo description available.

Goobjoog News