U bood dhigaalka

Madaxweyne Madoobe oo Tababar usoo Xiray Ciidamo Kamid Noqonaya Daraawiishta Jubbaland

Sheeko:Amniga

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Tababar usoo xiray ciidamo kamid noqonaya  Darawiishta Dowlada Goboleedka  Jubbaland.

Ciidamadan oo si gaar ah u tababaran ayaa ka qaybqaadan doonaan  Howlgalada ka dhanka ah Kooxda Al-Shabaab oo ciidamada Darawiishta Jubbaland ay kawadaan deegaannada maamulkaasi.

Madaxweyne Madoobe ayaa sheegay in ciidankaan sidoo kale ay ka qeyb qaadan doonaan sidii la isugu la  furi lahaa  deegaannada Jubbaland, kuwaas oo ay kala go’doomiyeen Al-shabaab.

Image may contain: one or more people, people standing, sky, outdoor and nature

Image may contain: 2 people, people standing and outdoor

Image may contain: one or more people, sky and outdoor

Image may contain: sky, cloud and outdoor

Image may contain: 2 people, outdoor

Image may contain: 3 people, outdoor

Image may contain: 4 people, outdoor

Image may contain: 1 person, standing and outdoor

Image may contain: one or more people, sky, cloud, outdoor and nature

Image may contain: one or more people, shoes, cloud and outdoor

Goobjoog News