U bood dhigaalka

Madaxweyne Qoorqoor oo Lagu Soo Dhoweeyey Bacaadweyn+Sawirro

Sheeko:Amniga

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa gaaray Deegaanka Baacad-weyn ee Gobolka Mudug. Halkaas oo siweyn  loogu soo dhaweeyey isaga iyo wafdigiisa.

Madaxweynaha ayaa waxaa safakiisa ku wehlinaayo qaar ka mid ah golihiisa wasiirrada, sida wasiirka amniga, wasiirka Bey’ada iyo hormarinta reer miyoga iyo saraakiil ciidan.

Madaxweynaha oo la hadlay dadka deegaanka ayaa ugu horreyn ka mahadceliyay soo dhaweynta ballaaran, asagoona xusay iney diyaar u yihiin kajawaabidda baahiyaha aasaasiga ah deegaanka.

Safarka maanta Madaxweyne Qoorqoor uu ku gaaray deegaanka ayaa waxaa uu kamid yahay, socdaal uu kala bixinaayey gobolka Mudug, waxaana uu ugu kuur galayey xaalada ka jira deegaannada uu ka kooban yahay.

Image may contain: one or more people, people standing, crowd, sky and outdoor Image may contain: 2 people, people standing and outdoor Image may contain: 5 people, people standing Image may contain: one or more people, people standing, people on stage, child and outdoor Image may contain: 3 people, people standing, crowd and outdoor Image may contain: 2 people, people standing and suit Goobjoog News