U bood dhigaalka

Madaxweyne Qoorqoor oo Lagu Soo Dhoweeyey Guriceel+Sawirro

Sheeko:Amniga

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo uu hoggaaminaayo oo maalmaahan safar ku maraayey gobolka Galgaduud ayaa siweyn loogu soo dhoweeyey magaalada Gericeel.

Wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ahaa madaxweyne ku-xeenka Cali Daahir Ciid, guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee golaha wakiillada dowlad goboleedka Galmudug iyo ka tirsan golihiisa wasiirrada.

Bulshada qeybaheeda kala duwan, maamulka gobolka iyo kan degmada ayaa ka qeyb qaatay soo dhoweynta loo sameeyey madaxweynaha bulshada ayaa watay boorar lagu taageerayo safarka uu ku soo gaaray deegaanka .

Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa muddooyinkaan safar nabadeed ku maraayey deegaannada dowlad goboleedka Galmudug, kaas oo ugu kuur galayo xaalada bulshada ku nool deegaannada kala duwan.Image may contain: 6 people, people standing, wedding and outdoorImage may contain: 5 people, people standing and outdoorImage may contain: 15 people, people standing and outdoor

Image may contain: one or more people, sky, outdoor and nature

Image may contain: 4 people, sky and outdoor

Image may contain: 7 people, people standing and outdoor

Image may contain: 5 people, people standing and outdoor

 

Image may contain: 2 people, people standingImage may contain: 15 people, crowd and outdoor

Image may contain: 9 people, people standing, sky and outdoor

Image may contain: 6 people, people standing, sky and outdoor

Image may contain: 5 people, people standing and outdoor

Image may contain: 3 people, people standing, crowd and outdoor

Image may contain: 4 people, people standing and outdoor

Image may contain: 2 people, outdoor

Image may contain: 5 people, people standing, wedding and outdoor

Goobjoog News