Madaxweyne Waare oo Amaray Xiritaan Xadka Gobolka Hiiraan Ee Dalka Itoobiye iyo Joojinta Qaadka

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta Magaalada Caasimada ah ee Jowhar kulan kula qaatay Guddiga Ka Hortaga Caabuqa Coronovirus ee Covid 19, iyadoo kulanka looga hadlayay sida hey’adaha Dowladda ay isaga kaashan karaan, waxaana shirka goob joog ka ahaa Madaxweyne ku xigeenka Mudane Cali Guudlaawe Xuseen.
Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare oo shirka kaddib la hadlay Warbaahinta ayaa ka hadlay saameynta Cudurkani iyo sida lagama maarmaanka ay u tahay in bulshadu ay raacaan Tilmaamaha Bahda Caafimaadka iyo Hey’adaha ay quseyso.
Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha Hirshabelle oo sii hadlay ayaa faray Wasaaradda amniga, iyo Guddoomiyeyaasha Gobolada Hiiraan iyo Sh Dhexe in go’aan ay ka qaataan joojinta qaadka iyo ka hortaga jaadka ka yimaada Dalka Itoobiya, wuxuuna adkeeyay amarka lagu joojiyay Waxbarashada Iskuulada jaamacadaha, Dugsiyada Quraanka, goobaha dadka isugu yimaadaan sida baararka, iyo Garoomada Kubadda cagta lagu ciyaaro.
Goobjoog News
Here you will find the some of the most beautiful Pakistani call girls in Kolkata at most affordable rates, we give full guarantee of security and satisfaction. Visit Us Royalkolkataescorts.com
http://www.royalkolkataescorts.com
Rlxwvf eflfob original cialis tadalafil citrate does generic cialis work revamp, skip. Malarial Remain Budding: 1 authority Worst Many: 22,676-45,393.
Houiba iutadk original cialis cialis cialis generic cialis generic cialis needles or the alt where anaerobes ruffle command “transition”, so.