Madaxweyne Waare oo Xil Ka Qaadis iyo Magacaabis Sameeyey

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabelle Dr Maxamee Cabdi Waare ayaa Xilkii Ka qaaday wasiirkii biyaha Iyo Tamarta Hirshabelle Saalax Maxamed Xasan,
Waxaana xilkaasi Wasaaradda Biyaha Iyo Tamarta loo magacaabay Xildhibaan Shuayb Abdikarim, waxaana sidoo kale wasiiru dowlaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabelle loo Magacaabay Xildhibaan Yuusuf Axmed Yalaxow.
Halkaan ka Akhriso:
Goobjoog News
Waa geesi, Xawaadde xaq wuxuu u leeyahay, kursiga mudulood. yaan la dhihin ,marna waa mudulood marna daarood., sheekadaas aan iska deyno, xaqooda hala siiyo.