U bood dhigaalka

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Erdoğan oo kawada hadlay Iskaashiga gobolka

Sheeko:Amniga

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan, oo uu kala hadlay sidii loo xoojin lahaa wadashaqeynta xiriirka labada dal.

Labada mas’uul ayaa sidoo kale looga hadlay iskaashiga Turkiga iyo Soomaaliya, ee arrimaha gobolka, iyo sidii loo adkeyn lahaa saaxiibtinimada dalalka Soomaaliya iyo Turkiga.