U bood dhigaalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shir Nabadeed u Socday oo La Xabadeeyey

Sheeko:Amniga

Madaxweyne Xasan Sheekh, oo socday iyo gaadiidkiisa ayaa lagu xabadeeyey agagaarka Maxkamadda gobolka Banaadir.

Madaxweynaha oo ka yimid shir nabadgelyo oo ka dhacay Elite Hotel ee xeebta, una socday mid kale ayaa digniin la’aan waxay ciidamo huwiyeen rasaas hubka darandooriga u dhaca.

Ilo la socday Madaxweyne Xasan oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in ay ka war heleen xabadaha iyaga oo intaas raaciyey in Madaxweynaha uu amray ciidanka la socday iney muujiyaan dulqaad, kana jwaabin.

Goobjoog News