U bood dhigaalka

Madaxweyne Xasan Sheekh: Waxaa isoo Weeraray Ciidan Ka Amar Qaata Farmaajo

Sheeko:Amniga

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa nasiib darro ku tilmaamay weerar ay sheegeen iney kusoo qaadeen ciidamo ka amar qaata Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Qoraal uu goordhow soo dhigay boggiigda Faceboog ayaa u qornaa sidan:

“Waxa nasiib darro weyn ah in ciidan ka amar qaata madaxweynihii hore ay weerar ku soo qaadaan hoygeyga. Waxaan horay ugu digay kuna celinayaa khattarta ay leedahay siyaasadeynta ammaanka. Mas’uuliyadda dhibaatada ka dhalata arrinkan waxaa qaadaya Farmaajo”