Madaxweynihii Hore Ee Masar Mursi Oo Geeriyoodey Isaga oo La Maxkamadeynayo

Maxamed Mursi, madaxweynihii hore ee Masar ayaa goordhow geeriyoodey isaga oo la maxkamadeynayo.

Wararku waxaa ay intaasi ku darayaan iney socotay maxkamadeyn la xiriirtay arrimo Jaajuusnimo dalal ajnabi ah iyo xarakada Xamaas.

Maxamed Mursi ayaa ahaa hoggaamiye shacabka reer Masar ay soo doorteen kaas oo ka socday  Ururka Ikhwaan Muslimiinka oo dalka  si aad ah ugu xoogan.

Ciidamada Milatariga oo uu hoggaamiyay  Cabdi fitaax Aziizi  ayaa  xilka ka tuuray  ayadoo  Maxamed Mursi xabsiga la dhigay.

Maxaweyne Mursi ayaa caawa geeriyooday xilli ay socotay  maxkamadeynta eedeymo  loo heystay oo ku aadan inuu ahaa jawaasiis.

Goobjoog News

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Madaxweynihii  hore ee dalka Masar  Maxamed mursi ayaa geeriyooday waqti uu taagnaa ay Maxkamadda,

Mursi ayaa loo heystay kicin dadweyne asaga oo hoggaaminayay Urufurneed kiis dacwadeed loo heystay.

Madaxweynaha ayaa

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW