U bood dhigaalka

Magacyada Xildhibaanada Baarlamaanka Uga Qeybgalaya Shirka Madasha Wadatashiga Ee Muqdisho

Sheeko:Dalka

Guddonka baarlamanka Soomaaliya ayaa shaaciyay magacyada 25 xildhibaan oo matali doona baarlamanka Soomaaliya, kuwaa oo ka qeybgalaya shirka madasha wadatashiga geeddi socodka 2016.

Xildhibaanadaan ayaa qeyb ka noqon doona xubnaha shirsan ee madasha wadatashiga.

Xildhibano