U bood dhigaalka

Mahdi Guleed Oo Loo Doortay Xildhibaanki Ugu Horeyay Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad

Sheeko:Amniga

Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho lagu doortay kursigii ugu horeyay ee xildhibaanada golaha shacabka ee BJFS.

Kursigan oo ay kuwada tartamayeen musharixiinta kala ah Mahadi Maxamed Guuleed Khadar  iyo Mushtaaq Ibraahim Yusuf.

Mahdi Maxamed Guuled oo ku soo baxay kursiga ayaa helay 97  cod, halka Mushtaaq Ibraahim Yuusuf ay heshay 3 cod.

Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Soomaaliland ayaa shaaciyay natiijada doorashada kursiga Hop#239 oo uu ku soo baxay Mahdi Maxamed Guuleed Khadar.

Goobjoog News