U bood dhigaalka

Mahdi Guuleed: Waxa aan ahay “Tabliiqi Nabadeed”. Waxaa aan labada oday ugu baaqayaa in ay dalka caymadiyaan.

Sheeko:Amniga

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa ugu baaqay labada xafiis ee ugu saareyso dalka in ay dejiyaan xaaladda kacsan.

Qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook ayuu ku sheegay in uu dagaalka socdo dhexdhexaad uu ka yahay ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka.

” Waxa aan ahay “Tabliiqi Nabadeed”. Waxaa aan labada oday ugu baaqayaa in ay dalka caymadiyaan,” ayuu yiri Mahdi Guuleed.
Goobjoog News