Maqal: Barnaamijka Hilin-tagga Madaxtooyada Iyo Musharrax Maxamuud Maxamed Culusow

Goobjoog News waxay idiin soo gudbineysaa barnaamijka Hillinka-Taga Madaxtooyada oo loogu talogalay in su’aallo lagu weydiiyo musharraxiinta u taagan xilka madaxweyne ee Soomaaliya.

Barnaamijka Hillinka-Taga Madaxtooyada waxaa habeenkii xalay marti ku ahaa Musharrax Maxamuud Maxamed Culusow.

Musharrax ayaa la weydiinayaa su’aallo dhowr ah oo ku saabsan hammigiisa siyaasadeed, qorshaha shaqo ee u deggan iyo arrimo kale oo muhiim ah.

Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW