U bood dhigaalka

MAQAL: Barnaamijka Is Dhexgalka Bulshada Oo Lagu Qabtay Qoryooley

Sheeko:Dalka

Gudoomiyaha gobolka shabellaha hoose ayaa degmada qoryoolay ka furay baraamij is dhaxgalka bulshadda ah kaas oo la isugu soo dhawaynayo bulshadda G/Shabellaha Dhexe.

Barnaamijka Bulsha Bille ee lagu qabtay degmada qoryoolay ayaa waxaa ka qaybgalay masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Shabellaha hoose iyo ururadda bulshadda rayidka .

Ahmiyadda kulankan uu leeyahay ayaa ah in la isku soo dhaweeyo bulshadda islamarkaasna si siman looga wada shaqeeyo nabadda taasoo aan imaan Karin shacabka la’aantiis.

Gudoomiyaha degmada qoryoolay Maxamed Xaaji Cusmaan ayaa ku booriyay buslhaddii ka qaybgashay kulankaasi inay sii dardargeliyaan isdhaxgalka si nabad loo helo.

Halkaan hoose ka dhageyso

Goobjoog News