U bood dhigaalka

Maqal: Hillin-tagga Madaxtooyada Iyo Musharrax Maxamed Cali Ameeriko

Sheeko:Dalka

Goobjoog News ayaa habeenkii xalay ahaa qabatay barnaamij-ka Hillinka-Taga Madaxtooyada oo loogu talogalay in su’aallo lagu weydiiyo musharraxiinta u taagan xilka madaxweyne ee Soomaaliya.

Barnaamijka Hillinka-Taga Madaxtooyada  oo ahaa habeenkii Labaad ee uu ka baxa Goobjoog News waxaa marti ku ahaa Musharrax Maxamed Cali Ameeriko.

Musharrax ayaa la weydiinayaa su’aallo dhowe ah oo ku saabsan hammigiisa siyaasadeed, qorshaha shaqo ee u deggan iyo arrimo kale oo muhiim ah.

Halkaan hoose ka dhageyso

Goobjoog News