Maraakiibta dagaal ee dalka Shiinaha ayaa mar kale maanta oo khamiis ah waxaa ay bilaabayaan in burcadda ka ilaaliyaan maraakiibta isticmaasha xeebaha Soomaaliya.
Howlgalkan ayaa waxaa uu baladayaa mid horay u sii jiray, waxaana ka qeyb qaadanaya oo 700 oo ciidan, 2 helicopter iyo 10 askari oo ciidamada gaarka loo tababaray ah.
Laga soo bilaabo 2008-dii, Maraakiibta dagaalka ee Shiinaha waxa ay ilaaliyeen ilaa 6,000 oo markan oo gargaar, raashin iyaga oo bad-baadiyay ama caawiyay 60 markab.
Goobjoog News