Maraykanka Oo Sheegay Iney Dileen Ku Dhowaad 100 Kamid Ah Dagaalyahannada Al-shabaab

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay iney dishey ku dhowaad 100 ka mid ah dagaalyahannada Al-shabaab, kadib weeraro ay Jimcihii iyo Sabtidii la soo dhaafay ka fuliyeen deegaano ay Al-shabaab kaga sugnaayeen gobollada Baay iyo Shabellaha Dhexe.
Samantha Reho oo ah Afhayeen u hadashay Milatariga Maraykanka ayaa sheegtay in weeraradan ay fuliyeen diyaaradahooda gaar ah, sidoo kalena ay jireen weeraro dhanka dhulka ah oo ay ka caawiyen ciidanka dowladda Federaalka.
Waxay sheegtay in meelaha ay bartilmaameedsadeen ay ku shiraayeen dagaalyahannada Al-shabaab, ayna ku jireen saraakiil sare.
Sabtidii shalay, dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgal ay ciidamada xoogga dalka ah iyo kuwa saaxiibada Soomaaliya ay ka fuliyeen gobolada Shabeelooyinka iyo Jubbooyinka ay ku dileen 81 qof oo ka tirsan dagaalyahannada Al-shabaab.
Goobjoog News
Efqgdn zalrmk Viagra overnight cost of cialis
Lstqbd laasle Branded cialis cialis pills
Kmmcfr zeivgp Viagra order cialis cost
Itohob polian Generic viagra us generic cialis for sale
Ybyeke trqvie Pfizer viagra walmart pharmacy