U bood dhigaalka

Mareykanka Oo Ay Ka Dhaceyso Doorashooyinka Hordhaca ah ee Loo yaqaano Super Tuesday.

Sheeko:Dalka

Dalka Mareykanka waxaa maanta ka dhacaya doorashada loo yaqaano super Tuesday, Murashaxiinta xisbigooda u matali doona doorashada sanadkan ayey dadka Mareykanka dooranayaan maanta iyo maalmaha soo socota.

Maanta oo dalka Mareykanka looga yaqaano talaadada weyn waxaa ay lagu tartamayaa ciddii ku soo bixi laheyd doorashada dalka Mareykanka, gobollada la isku dhegen yahay waxaa ka mid Virginia.

Gobolkan waxaa uu ka mud yahay 12 gobol oo maanta ay dadka wax ku dooranayaan labada xisbi ee dimuqraadiga iyo repuplicanka.

Doorashooyin horay loo galay waxaa ku horeeya dhanka repuplicanka Donald Trump halka dimoqoraadiga uu ku horeyso Hillary Clinton.

Doorashada Mareykanka kala soco Goobjoog News