U bood dhigaalka

Mareykanka oo Ergay Gaar ah U Soo Magacabay Geeska Africa

Sheeko:Amniga

Qabiir xagga diblomaansiyadda ah Jeffrey Feltman, ayeey Jimcihii dowladda Mareykanka u magacawday inuu ergay gaar ah uga noqdo geeska Africa

Washington ayaa il gaar ah ku heyso dhibaatooyinka ka jira geeska Africa oo ay ku jirto dagaalada ay Tigreeda ku lug leeyihiin ee ka soda ethiopia.

Dhibaatooyinka kale ee Feltman Laga doonayo in uu xal u raadiyo waxaa ka mid ah Khilaafka ethiopia, egypt iyo Sudan ee biya xireenka wabiga Nile iyo arrima kale .

Mr Feltman ayaa horay uga soo shaqeyay meela badan oo ay ka mid tahay North Korea, Iraq, Qudus, wuxuu kaloo Mareykanka Ambasador uga noqday Lubnan .