Mareykanka Oo Sheegaya Inay 12 Ka Dileen Al-shabaab

Dalka Mareykanka ayaa sheegay in ay 12 Al-shabaab ah ku dileen weerar ay ka fuliyeen meel ka baxsan magaalada caasimadda ee Muqdisho.

Saraakiil u hadashay xafiiska howl-gallada Mareykanka ee Afrika ayaa sheegay in sanadkan keliya ay 15 weerar oo cirka ku qaadeen Al-shabaab.

Sanadkii hore, waxaa ay sidoo kale fuliyeen weerarro badan kadib markii madaxweyne Trump uu ogolaaday in la ballaariyo howlaggallada.

Qoraalkan cusub, waxaa lagu sheegay in weerarka Mareykanka aaney ku dhiman wax rayid ah.

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW