U bood dhigaalka

Mareykanka: “Waa In Doorashada La Soo Gabagabeeyo Inta Aanu Dhamman Sannadku”.

Sheeko:Amniga

Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa ugu baaqday maamul gobaleedyada dalka in la dardargeliyo doorashooyinka dalka.

Qoraal ka soo baxay saafaradda Mareykanka ayaa lagu baaqay in madaxda shanta dowlad gobaleed ee dalka in ay bilaabaan doorashada golaha shacabka.

Warka ka soo baxay Mareykanka ayaa sidoo kale madaxda dowlad gobaleedyada lagu yiri “Waa in doorashada la soo gabagabeeyo inta aanu dhamman sannadku”.

Hoos ka akhriso qoraalka Safaaradda Mareykanka