Mareykanka: Xeer-ilaaliyaha OO U Jawaabey Donald Trump

Xeer-ilaaliyaha Mareykanka Jeff Sessions Mareykanka ayaa u jawaabay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump isaga oo sheegay in waaxda uu madaxda ka yahay aaney siyaasad shaqo ku laheyn.

Donald Trump ayaa wareysi uu siiyay Fox ku sheegay in Jeff Sessions  aanu si fiican gacanta ugu wada heyn waaxda cadaaladda.

“Waxaan gacanta ku dhigay waaxdan markii aan dhaartay”, sidaasi ayaa lagu yiri warbixinta Jeff Sessions .

Jeff Sessions   waxaa kale uu ka hadlay awoodda cadaaladda Mareykanka“Ma jiro dal jirto heysto xeer-ilaalin iyo dambi baraayaal ka fiican Mareykanka”.

Trump waxaa uu dagaal kula jiraa nidaamka cadaaladda Mareykanka, waxaa jiro arrimo badan oo la baarayo sida xiriirka Ruusha ee doorashadii lagu doortay iyo arrimo kale.

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW