U bood dhigaalka

Marxuun Cumar Shooli oo Maanta Lagu Aasay Magaalada Muqdisho

Sheeko:Amniga

Allah unaxariistee Fanaankii  Caanka ahaa Cumar Cabulle Shooli ayaa maanta lagu aasay gudaha magaalada caasimadda ah  ee Muqdisho, oo habeenimadii xalay uu ku geeriyooay, aska loo sameeyey  ayaa waxaa ka soo qeyb galay Abwaanno Wariyaal  Masuuliyiin kala duwan iyo qeybaha bulshada.

Allah u naxariistee Cumar Cabulle Shooli ayaa ka tirsanaa hobaladii qaranka Waaberi waxaana lagu magaabijiray madaalihii hobolada  Waaberi fanaanka xalay ayuu ku geeriyooday Isbitaalka Aadan Cadde oo muddooyinkii dambe uu ku xanuunsanaa maanta ayuuna la geeyey gurigiisii rasmiga ahaa.

Goobjoog News