Masaajidka Jaamacul Ibi Degmada Shibis oo u baahan ln la dhamaystiro dhismihiisa (Sawiro)

Masaajidka Jaamacul Ibi ee ku yaala xafaada Bilaajo Carab ee degmada Shibis magaadala Muqdisho, ayaa waxaa uu wajahay dhismihiisa saddexaad isagoo maraya meel dhexe waxaana uu u baahan yahay dhameystir maadaama hakad dhinaca dhaqaalaha uu jiro.

Sheekh Qaasim Xaaji Naaji ‘’Yaa Sheyga” oo ah Imaamka Majidka Jaamacal IBI ayaa waxaa uu qaylo dhaan u diray dhamaan Ummadda Muslimka gaar ahaan dadka Soomaaliyeed ee Muxsiniinta ah inay gacan weyn ka gaystaan sidii loo dhamaystiri lahaa Masaajidkan oo haatan qabyo ah.

Cabdiraxmaan Cawad Leexaan oo kamida Guddiga dhismaha Masaajidka Jaamacal IBI ayaa waxaa si wanagsan u faahfaahiyay marxaladaha kala duwan ee uu soo maray Masjidku,waxaa uu sheegay in ugu horey la dhisay Masjidkan 1933-kii waxaana sidoo mar kale dhisame kale loo celiyay sanadii 1970 kii ,iyadoona haatan ay tahay marxaladii saddexaad   waxaana uu haatan ka gadisan yahay sidii hore iyadoona uu yahay dhisme ka kooban saddex dabaqa.

Gudoomiyaha guddiga dhismaha Masjidka Sheekh Xuseen Xasan Cabdulle ayaa sidoo kale isna sheegay in dhismaha Masjidku uu marayo meel dhexe waxaana uu u baahan yahay dhamaystir ,iyadoona ay ku baxayso lacag dhan 3000 ( Saddex boqolo kun oo doolar) waxaana haatan lagu bilaabay 1000 ( Boqol kun oo doolar) oo uu bixiyay walal Muxsina, waxaana uu intaas ku daray cid kasta inay gacan gaysan karto.

 

Gudiga Imaanka Masjidka Jaamacul IBI IMG_3516 IMG_3517 IMG_3521 IMG_3539 IMG_3558 IMG_3560 IMG_3571 IMG_3584 IMG_3585 IMG_3590 IMG_3663 IMG_3664

 

FG: qofkii u baahan inuu gacan ka gaysto dhismaha Masjidkan wuxu kala xiriiri karaa

Dahabshiil: ACC NO: MUQD0023765   EVC, 0617349990

Ama Numberada kale: + 252-61-5595900, + 252-61-5199324

Related Articles

20 Comments

  1. Cavernous dysfunction (ED) is the unrelenting inability to attain or maintain an erecting sufficient
    for acceptable sexual performance.1 According
    to data from the Massachusetts Manlike Ageing Study, up
    to 52% of hands ‘tween the ages of 40 and 70 are touched by ED.2 Founded on findings from the
    2001–2002 Political unit Wellness and Aliment Interrogatory Survey
    (NHANES), it is estimated that 18.4% of work force in the U.S.
    who are 20 old age of age and elder take in ED. http://lm360.us/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW