U bood dhigaalka

Mas’uuliyiin Hore oo Lagu Amray Soo Celinta Gaadiid Dowladdu Leedahay

Sheeko:Amniga

Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa faray qaar ka mid ah masuuliyiintii hore ee hay’adaha Dowladda oo la maqan gaadiid ay leeyihiin hay’adahaas inay dib u soo celiyaan gaadiidkaas muddo labo isbuuc gudahood ah, gaadiidkaan ayaa kala ah nuucyo kale duwan oo hore dowladdu u siisay mas’uuliyiin hore xilal usoo qabtay.

Goobjoog News