Cabdikariim Guuleed: Tallaabada Ay Maxkamadda ICJ Markii Saddexaad Dib ugu Dhigtay Dacwadda Badda ee Soomaaliya iyo Kenya Waxaa Ku Jira Tuhun Badan Sheeko:Dalka Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed oo ka hadlay kiisaka dacwadda badda ee ay Kenya Muranka gelisay ayaa sheegay in tuhun badan uu ku jiro in markii saddexaad maxkamadda… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland oo Soo Saartay Awaamiir Ku Saabsan Maalmaha Ciidda Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa soo saaray awaamiir cusub oo la xiriira maalmaha ciidda gaar ahaan salaadda maalinkaas la dukado. Wasiirka caddaaladda iyo arrimaha diinta maamulkaas Cawil Sheikh Xaamud…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka COVID-19 oo Jira: Akhriso Liiska Dalal Ay Doorashooyin Guud Ka Dhaceen Labadii Bil ee La soo Dhaafay Xilli dunida uu jira COVID-19, oo cabsi badan ay jirto hadana taasi kama reebin dalalka qaar iney doorasho galaan, oo waajibka qaran ay gutaan. Haddaba, Goobjoog News waxaa ay akhristayaasheeda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Sheekh: Afar Sano Kahor Meeshii aan uga Tagney Qaddiyadda Badda Ayey Wali Taagantahay Madaxweynihii hore ee soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu kaga hadlay dacwadda badda soomaaliya oo Kenya muran galisay isagoo sheegay…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka 21 Xaqiiq oo Ku Tusinaya Sooyaalka Dheer ee Dacwada Badda Soomaaliya iyo Kenya Talaadadii, Maxkamadda Cadliga Adduunka waxaa ay go’aamisay in dacwada badda ee Soomaaliya iyo Kenya la dhageysto March 2021, waa markii 3-aad ee ay sidaasi sameyso. Haddaba, Goobjoog News waxaa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Soomaaliland oo Maanta Diiwaan Gelisay Tiradii ugu Yareyd oo Coronavirus Ah Soomaaliland ayaa shaacisay in maanta deegannadeeda laga helay kiisas aad uga yar kuwii maalmihii la soo dhaafay ay shaacinayeen waana caabuqa sida adag dunida u saameeyay ee COVID-19. Wasaaradda caafimaadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bulshada Degmada Xudur oo Ka Cabanaya Saameynta Xagga Nolosha ah uu Ku Yeeshay Cudurka COVID-19 Dadka danyarta ah iyo ganacsatada magaalada Xudur ayaa si wadajir ah uga cabanaya saameynta cudurka safmarka ah ee COVID 19 uu ku yeeshay nolosha. . Suuqyada lagu iibiyo raashiinka quutul…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Machadka Hiraal: Dilalka Qorsheysan iyo Weerarka Bustooladaha oo Batay 4-tii Bil ee Tagay Machadka arrimaha amniga wax qora ee Hiraal oo fadhigiisu yahay magaalada Muqdisho ayaa qoraal 4 bille ah uu soo saaray waxaa uu ku sheegay in ay kordheen dilalka qorsheysan ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni: Waxaa Socdo Arrimo La Wiiqayo Dowladnimada iyo Horumarka Puntland Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdullhi Deni oo ka hadlayey arrimaha amniga ayaa sheegay in ay jiraan arrimo lagu wiiqayo Puntland isaga oo yiri “Arrimo badan oo ishuwan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliland oo Maanta Diiwaan Gelisay Kiisas Cusub oo Coronavirus Ah Soomaaliland ayaa shaacisay in maanta deegannadeeda laga helay kiisas dhowr ah oo la xiriira caabuqa sida ad dunida u saameeyay ee COVID-19. Wasaaradda caafimaadka Soomaaliland oo soo saaratay warbixinta maalin…