Akhriso: Taariikhda Boqorkii Cuudka Axmed Xudeydi oo Ingiriiska Ku Geeriyooday Sheeko:Dalka Sannadkii 1928 ayuu Axmed Ismaaciil Xudeydi ku dhashay magaalada Berbara. Xudeydi wuxuu hana-qaadkiisii nolosha ku qaatay magaalada Cadan ee dalka Yemen ka hor intii uusan kusoo laaban Soomaliya isagoo aad… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hobalkii Caanka Ahaa ee Axmed Xudeydi oo London ugu Geeriyooday Xanuunka Coronavirus Allaha u naxariistee waxaa magaalada Londo ee dalka Ingiriiska ku geeriyooday Abwaan, fannaan, mulaxamiiste Axmed Ismaaciil Xudeydi kaas oo u geeriyooday xanuunka Coronavirus. Fannaankan, ayaa la sheegay in maalmihii dambe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 08-04-2020 Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin: Fannaan Somliyed ayaa ku goor dhow ku geeriyoday Magalada London ee Dalka Ingariiska…. Wasaaradda Caafimadka Somaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Xooggan oo Ka Kacay Garaash Ku Yalla KM-4 oo Lagu Guuleystay in La Damiyo Dab xooggan oo goor dhow ka kacay garaash ku yaalla agagaarka isgoyska KM-4 ayaa lagu soo waramayaa in lagu guuleystay damintiisa, waxaana daminta dabka ka qeyb qaatay gaadiidka dabdamiska ee…
9 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Coronavirus Dartii… Xawaaladaha Dalka oo Xaalad Adagi Ay Soo Wajahday Shirkadaha xawaaladuhu badanaa waxey u adeegaan qurba joogta qaraabadooda iyo asxaabtooda gudaha dalka jooga lacagaha usoo dira; in kastoo mararka qaar la arko ganacsato dalka gudihiisa ku sugan oo lacago…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Caafimaadka oo Sheegtay inaysan Garanayn Sababta Loo Xiray Agaasime Ka Tirsan Wasaaradooda Wasiirka caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur oo gelinkii dambe ee shalay shir jaraa’id ku qabatay magaalaada Muqdisho ayaa sheegtay in aysan ogeyn sababta ka dambeysa xariga loo geystay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 07-04-2020 Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa boggaadiyay dadaalada Mideynta iyo dib u heshiisiinta ka socota Galmudug. Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaf: Galmudug Waa Mid Labo Ma Ahan Waqtigaan Laga Bilaabo Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug ayaa sheegay in uu tanaasulay ka dib markii horey uu u qaadacay doorashadii uu ku soo baxay madaxweyne Qoorqoor waxa uuna tilmaamay in laga bilaabo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 06-04- 2020 Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: Madaxweynaha Galmuudug oo duleedka Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ku soo dhoweeyay Xaaf oo safar dhulka ah kaga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Maxay Goobjoog u Sheegeen Wasaaradda Caafimaadka Df iyo Dr. Maxamed Fuje? Iyada oo la duulayo cod ku faafay baraha bulshada kaas oo Dr. Maxamed Fuje oo ah madaxii hore ee xafiiska hey’adda WHO ee Soomaaliya uu ku sheegay in 64 god…