Ergeyga Cusub Ee Qaramada Midoobay oo Gaartay Magaalada DhuusamareebSheeko:DalkaMadaxweynaha Dowladd gobolleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa qasriga madaxtooyada Dowladda Galmudug ee Dhuusamarreeb kusoo dhaweeyay ergeyga cusub ee Qarammada Midoobe ee Soomaaliya Danjire Catriona Laing iyo wafdi ay…1 daqiiqo
1 daqiiqoSheeko:Wararka CayaarahaXulka Qaranka Soomaaliya oo Guuldarro Ku Furtay Tartanka Qaaradda Afrika Ciyaartoyda Xulka Qaranka ee 17-jirada ah ee Soomalaiya ayaa kulanka furitaanka Koobka qaramada Qaaradda Afrika la ciyaaray dhiggooda xulka qaranka Algeria oo sanadkaan martigalinaya. Kulanka ayaa waxaa 10:00 pm ee…
1 daqiiqoSheeko:DalkaDab Khasaare Dhimadho iyo Dhaawac ah Sababay oo Ka Kacay Magaalada Cabudwaaq Wararka naga soo gaaro magaalada Cabdudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas uu ka kacay dab geystay khasaare kale duwan, kadib markii uu dab qabsaday goobo gacansi.…
2 daqiiqoSheeko:DalkaMaxaa Kasoo Baxay Shirka Wasaaradaha Ganacsida Dawladda Federalka iyo Dawlad Goboleedyada ? Intii shirka uu socday ayaa waxaa looga hadlay arrimo dhowr ah, kuwaas oo mas’uuliyiintu ay heshiis ka gaareen inta badan qodobadii la isla soo qaaday.
2 daqiiqoSheeko:DalkaMunaasabad Ka Dhacday Madaxtooyada uu Xilka kula Wareegay Hanti-dhowraha Cusub Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa goobjoog ka ahaa munaasabad ay xilalka kula kala wareegayeen Hanti-dhowrihii hore qaranka Maxamed Maxamuud Cali (Afgooye) iyo Hanti-dhoraha …
1 daqiiqoSheeko:DalkaGuddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo La Kulmay Madaxweynah Galmudug Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle oo ku sugan Magaalada Dhuusamareeb ayaa Madaxtooyada Galmudug kula kulmay Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo Wasiirka Gargaarka Galmudug Cabdiraxmaan Makkaawi, iyaga oo…
1 daqiiqoSheeko:DalkaRoobab Lagu Diirsaday oo Ka Da’ay Qeybo Kamid ah Gobollada Dalka Xilli dalka ay ka jirto abaar baahsan oo dadka iyo duunyada saamaysay ayaa waxaa saacadihii ugu dambeysay Roobaab xooggan oo lagu diirssaday ayaa waxaa ay ka da’een gobollada dalka, kuwaas…
1 daqiiqoSheeko:Dalka, WarWasiir Alcadaala iyo Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka oo Gaaray Galgaduud Wasiir ku-xigeenka wasaaradda warfaafinta xukuumadda federalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Shiikh Alcadaala iyo xildhibaan Saabir Nuur Shuuriye ayaa maanta gaaray magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud, iyadoo si diiran loogu soo dhoweeyay,…
4 daqiiqoSheeko:DalkaDadka Kasoo Barakacay Abaaraha oo Xaalad Adag Ku Wajahaya Magaalada Cadaado Gobolka Galgaduud oo kamid ah gobollada ay sida daran u saameysay abaarta dalka ku dhufatay, ayaa waxaa ay sababtay in dadku ay kasoo barakaan deegaannada miyiga ah, iyaga oo soo…
1 daqiiqoSheeko:DalkaSaraakiil Ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka oo Gaaray Degmada Baxdo Saraakiil katirsan Ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed ayaa gaaray degmada Baxdo ee gobolka galgaduud ee bartamaha ee dowlad goboleedka Galmudug, waxaana saraakiishu ay u kuurgaleeyeen xaaladda amni ee Baxdo, kadib dagaal…