Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Oo Ka Warbixiyey Nabadeyn Laga Dhex Wado Beello Dagaallamay Sheeko:Dalka Guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Hirshabelle, Cismaan Barre oo wareysi siiyey Goobjoog, ayaa ka warbixiyey dedaallo lagu doonayo in lagu xalliyo beello walaalo ah oo ku dagaallamay deegaanno ka mid ah gobolka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xildhibaan Sheegay In Madaxweynaha Puntland u Dooran Doonaan… Xildhibaan C/raxmaan Jaabiri Samatar oo ka mid ah mudanayaasha cusub ee baarlamaanka Puntland ayaa ka hadlay cidda ay madaxweynaha maamulkaasi u dooran doonaan. Xildhibaanka oo la hadlay Goobjoog ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Ku Barakacay Degmada Luuq Oo Ka Cabanaya Xaalad Dhanka Nolosha Ah In ka badan ilaa Boqol qoys ayaa ka barakacay dagaallo ka dhacay Tuulada Bohol Bashiir oo ka tirsan degmada Luuq ee Gobolka Gedo, kuwaasi oo lasoo sheegayo in ay soo wajahday xaalad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gedo: Beello Ka Heshiiyey Khilaaf Ka Dhashay Qodista Ceel Biyood Beello walaalo ah oo ku dhaqan gobolka Gedo ayaa waxay ka heshiiyeen khilaaf muddo soo jiitamayey kaasi oo salka ku hayey qodista ceel biyood riig ah. Khilaafka u dhaxeeyay Beelahan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Video: Waa Maxay Caqabadaha Iyo Fursadaha Uu Haysto Madaxweyne Lafta Gareen? (Falanqeyn) Madaxweynaha cusub ee maamulka K/galbeed, C/casiis Lafta Gareen ayaa xilligan waxaa horyaalla caqabado badan oo u baahan in wax laga qabto, iyadoo sidoo kale uu haysto fursado aad u muhiim…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burundi Oo Diiday Inay Ciidamada kala Baxdo Soomaaliya Ciidamada Burundi ayaa iska diiday dalab uga yimid midowga Afrika oo ahaa inay 1,000 askari oo ciidamadooda ka tirsan ay ka saaraan Soomaaliya February 28 ee sanadka soo socda. Afhayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadaado: Shacabka Sidey u Arkaan Mooshinka Laga Keenay Farmaajo (Dhageyso) Shacabka ku dhaqan degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa ka aragti dhiibtey mooshinka ay xildhibaannada golaha shacabka qaarkood ka keeneen madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo. Qaar ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Gaas Oo Lagu Eedeeyey Inuu Qalqal Siyaasadeed Ka Abuuray Deegaannada Puntland Mid kamid ah musharrixiinta Puntland ayaa sheegay in madaxweynaha maamulkaasi C/weli Maxamed Cali Gaas uu qalqal siyaasadeed ka abuuray degaannada maamulkaasi. Faarax Cali Shire oo kamid ah Musharixiinta u taagan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Khilaaf Soo Kala Dhex Galay Guddoomiyaha Hiiraan Iyo Ku Xigeenkiisa Dhanka Amniga Waxaa soo shaac baxay khilaaf soo kala dhex galay guddoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed iyo sidoo kale ku xigeenkiisa dhanka ammaanka C/raxiin Muxummad Taakooy. Guddoomiye Taakoy ayaa warbaahinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Musharraxiinta Qaar Ee Madaxtinimada Puntland Oo Soo Dhoweeyey Guddigii Uu Magacaabay Injineeer Camey Musharrixiintii ka hor yimid guddi uu magacaabay madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa taageeray guddi kale oo kaas la mid ah oo uu magacaabay ku xigeenkiisa, Injineer Camey. Musharaxiinta…