Ammaanka Magaalada Baydhabo Oo Aad Loo AdkeeyeySheeko:DalkaMaamulka Koonfur Galbeed ayaa aad u adkeeyey ammaanka guud ee magaalada Baydhabo, maadaama magaaladaasi lagu qaban doono doorashada madaxweynaha maamulka K/galbeed. Waxaa magaaladaasi lagu arkayaa ciidamada Booliiska, kuwa xoogga dalka…1 daqiiqo
1 daqiiqoSheeko:DalkaHirshabelle: Xildhibaan Beeniyey In Wax Laga Bedalay Dastuurka Maamulkaasi Xildhibaan C/rashiid C/xakiin Warsame oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka maamul goboleedka Hirshabelle ayaa waxbo kama jiraan ku sheegay in wax ka bedal lagu sameeyey dastuurka u yaalla maamulkaasi. Mudanahan…
1 daqiiqoSheeko:DalkaShirka Hanaanka Dib U Heshiisiinta Qaran Oo Muqdisho Ka Furmay Shirka wadatashiga diyaarinta hanaanka dib u heshiisiinta qaran ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Shirkan waxaa soo qabanqaabisay wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, waxaana looga hadli doonaa arrimo…
1 daqiiqoSheeko:DalkaMaamulka B/weyne: Canshuuraha La Qaado Adeegyada Aas-aasiga Ah Ku Qabannaa Maamulka magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegay in canshuuraha ay ka qaadaan magaaladaasi ay dib ugu celiyaan bulshada ku dhaqan magaaladaasi. Guddoomiyaha degmadaasi Maxamed Cismaan Qallaafow ayaa wareysi…
2 daqiiqoSheeko:DalkaShacabka Baydhabo Oo Ka Hadlay In Marlaabad Uu Isa Soo sharraxo Shariif Xasan Sheekh Aadan Shacabka Magaalada Baydhabo ayaa ka aragti dhiibtay dib isku soo sharaxista Madaxweynaha K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan. Madaxweynaha K/glabeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa waqtigiisa waxaa uga haray Muddo dhan…
1 daqiiqoSheeko:DalkaEng: Yariisow Oo Magacaabay Agaasimaha Waaxda Dalxiiska Iyo Maalgashiga G/ Banaadir Guddoomiyaha gobolka Banaadir Ahna duqa Muqdisho C/raxmaan Cismaan Yariisow ayaa wareegto uu soo saaray waxaa uu ku sameeyay xil ka qaadis iyo Magacaabis. Wareegtada waxaa loogu Magacaabay C/fitaax Maxamuud Siyaad…
1 daqiiqoSheeko:DalkaGalmudug: Wasiir Hore Oo Ka Hadlay Sida Lagu Xallinkaro Khilaafyada DFS Iyo Maamul Goboleedyada Wasiirkii hore ee dastuurka Galmudug Cismaan Maxamed Cali ayaa sheegay in khilaafyada dowladda federaalka iyo maamullada lagu xallin karo qaab dastuuriya. Siyaasi Cismaan ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News ku…
2 daqiiqoSheeko:DalkaMas’uuliyiin Ka Tirsan DFS Oo Ka Qeybgalay Carwada Buugaagta Ee Muqdisho Mas’uuliyiin Ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka Bandhigga Carwada Buugaagta Muqdisho ee 2018. Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed iyo Duqa Magaalada Muqdisho C/raxmaan…
1 daqiiqoSheeko:DalkaB/weyn Oo Laga Furay Xarunta Keydka Gargaarka Musiibooyinka Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa Maanta waxa uu Magaalada Baladweyne ka daahfuray xarunta Keydka gargaarka Musiibooyinka ee uu yeelanayo gobolkaasi. Hirgalinta Xaruntaan waxaa iska kaashaday Maamulka gobolka Hiiraan iyo qaar ka…
1 daqiiqoSheeko:DalkaDhageyso: Hay’adda Musiibooyinka Puntland Oo Sharraxeysa sababta Keentay Dabeylaha Hay’adda Musiibooyinka Puntland Ee Hadma ayaa sheegtay in xoogga dabaylaha ku dhuftay Puntland ay sabab u tahay dhirtii ay dadku jareen iyo sidoo kale boholaha ay magaalada ka qodeen. Agaasimaha…