Maxkamadda Racfaanka Gobolka Hiiraan Oo Waxba kama Jiraan Ku Tilmaantay Hadal Ka Soo Baxay Baarlamaanka Hirshabelle Sheeko:Dalka Maxkamadda Racfaanka Gobolka Hiiraan ayaa waxbo kama jiraan ku sheegtay kala diris dhowaan uu baarlamaanka Hirshabelle ku sameeyey Garsoorka Hiiraan. Guddoomiyaha Maxkamaddan Ibraahim Xasan C/lle ayaa Goobjoog News u sheegay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo Oo Laga Daahfuray Mashruuc lagu Horumarinayo 5 Degmo Waxaa Maanta Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay lagu daah furay mashruuc cusub oo lagu horumarinayo shan degmo oo ka tirsan deegaannada Maamulkaasi. Furitaanka Mashruucan ayaa waxaa ka qeybgalay Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyahii Maxkamadda Racfaanka Sh/dhexe Oo Ka Horymid Kala Diristii Lagu Sameeyey Garsoorka Gobolkaasi Sheekh Axmed Xaaji Ibraahim oo ahaa guddoomiyahii maxkamadda racfaanka gobolka Shabellaha Dhexe ayaa kasoo horjeestay kala diris ay baarlamaanka Hirshabelle ku sameeyeen guud ahaan garsoorka gobolkaasi. Waxa uu sheegay isaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Shaqo Abuur u Sameynaya Dhallinyarada Maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay iney wadaan qorsheyaal ay shaqooyin ugu abuurayaan dhallinyarada ku nool gobolkaasi. Guddoomiye ku xigeenka dhanka siyaasadda ee Hiiraan Xasan Ibraahim Cabdulle ayaa sheegay in maamulkooda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dabaylo Ku Dhuftay Garoowe Oo Sababay Dhimashada Hal Qof Dabaylo xooggan oo saacadihii ugu dambeeyey ku dhuftey magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa sababay dhimasho iyo burburka guryo badan. Hal qof oo ka mid ahaa dadkii ku xoolo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso:Waxgaradka Kasoo Jeeda Dhulka Soomaali Galbeed Ayaa Sheegay In Horumarka Gobolkaasi Ku Xiranyahay Midnimada Soomaalida Halkaasi Deggan Nabadoon Bedel Jaamac Xirsi oo ka mid ah waxgaradka degaanka DDSI ayaa u sheegay Goobjoog News in ay jirto kala fogaanshiyo Soomaalida ku nool gobolka Soomaali galbeed, balse haddii ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo U Digtay Dadka Soo Galinaya Hantida Laga Soo Dhacay Deegaannada DDSI War-saxaafadeed ka soo baxay Maamul Goboleedka Puntland ayaa lagu sheegay in gacan bir ah lagu qaban doono cid walba oo isku dayda in ay soo galiso Puntland hanta laga soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Wasiirada Maaliyadda Dowlad Goboleedyada Oo Maalintii Labaad Ka Socda Kismaayo Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose waxaa maalintii Labaad ka soconaya shirka wasiirada maaliyadda dowlad goboleedyada dalka ka jira. Shirkan ayaa shalay ka furmay magaalada Kismaayo, waxaana ka qeybgalaya wasiirro…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warbixin Ka Hadleysa Diyaar Garowga Doorashada Ee Puntland Muddo shan bilood ah ayaa ka dhimana doorashada Madaxtinnimo ee Maamulka Puntland taasi oo ku beegan 8 Janaayo 2019, waxaa jira Musharrixiin Shaaciyaya in ay u tartamayaan xilka Madaxweynanimo ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo: Dad Ku Dhintay Kaawo Soo Duntay Saddex qof ayaa geeriyootey tiro kalena waa ay dhaawacmeen kadib markii ay kusoo duntay Kaawo ku taalla duleedka magaalada Kismaayo ee Jubbada Hoose. Dadka dhintay ayaa hoosta uga jiray buur…