Boqor Buurmadow Oo Xabsiga Hargeysa Laga Sii DaayeySheeko:DalkaCiidamada Somaliland ayaa sii daayey Boqor Cismaan Buurmadow oo ka mid ah waxgaradka ugu caansan deegaannada Somaliland. Buurmadow ayaa xabsiga la dhigay kadib markii uu ka qeybgalay xaflad dhaqameed ka…1 daqiiqo
1 daqiiqoSheeko:DalkaDhageyso: Maamulka Baraawe Oo Ka Warbixiyey Howlgallo Ay Wadaan Ciidanka DFS Maamulka degmada Baraawe ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey howlgallo ballaaran oo ay ciidamada dowladda ka wadaan degmadaasi. Guddoomiyaha degmadan Aadan Cumar Madoobe oo wareysi…
1 daqiiqoSheeko:DalkaDhageyso: Kulamada Xildhibaannada Baarlamaanka Hirshabelle Oo Maanta Dib u Billaabanaya Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa iney dib u billowdaan kulamada xildhibaannada baarlamaanka maamulka Hirshabelle, kuwaasi oo aan wax kulan ah yeelan Bilihii ugu dambeeyay. Xildhibaan C/rashiid Warsame oo…
1 daqiiqoSheeko:DalkaMadaxweynaha Somaliand Oo Xilal Cusub Magacaabay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta wareegto uu soo saaray xilal ugu magacaabay Shan Mas’uul. Xubnahan ayaa loo kala magacaabay guddoomiye gobol, Bankiga Dhexe, wasaaradda qorsheynta iyo la taliye.…
1 daqiiqoSheeko:DalkaDhageyso: Shacabka B/weyne Oo Farriin u Direy Maamulka Hiiraan Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada B/weyne ayaa ka dalbaday maamulka gobolka Hiiraan in si degdeg ah wax looga qabto burburka garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi. Waxay sheegeen in…
1 daqiiqoSheeko:DalkaGaas Oo Imaaraadka Ugu Safray Arrimo La Xiriira Ciidamada Iyo Horumarinta Kaabayaasha Dhaqaale Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas oo maanta ugu ambo-baxay dalka Imaaraadka Carabta booqasho 4 maalmood ayaa inta aanu dhoofin saxaafadda la wadaagay ujeedka safarkiisa. Madaxweyne Gaas oo arrinkaas ka hadlaya waxaa…
1 daqiiqoSheeko:DalkaDhageyso: Ciidamo Ka Gadooday Jowhar Oo Gaaray Jalalaqsi, Hiiraan Wararka ka imaanaya degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in ciidamo ka tirsanaa ilaalada madaxtooyada Jowhar oo gadooday ay gaareen magaaladaasi. Guddoomiyaha degmadan Maxamed Cabdulle Fiidow oo wareysi…
1 daqiiqoSheeko:Wararka CayaarahaDhageyso: Gaalkacyo Oo Laga Daahfuray Koobka Ciyaaraha Mudug Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa waxaa si rasmi ah looga daahduray ciyaaro dhexmari doona degmooyinka gobolkaasi. Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo daahfuray ciyaarahan ayaa sheegay iney ugu talogaleen is…
2 daqiiqoSheeko:DalkaDhageyso: C/raxmaan Cirro Oo Dalbaday In La Maxkamadeeyo Siilaanyo, Uuna Is Casilo Biixi Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Wadani ee Somaliland oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in madaxweyne hore Axmed Maxamed Siilaanyo uu qiyaano qaran galay, islaamarkaana dadka u sheegay inuu…
1 daqiiqoSheeko:DalkaDhageyso: Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Ku Riddey Saddex Qof Maxkamadda ciidamada qalabka sida qeybteeda gobolka Hiiraan ayaa maanta oo Khamiis ah waxa ay xukun ku riddey Saddex ruux oo dambiyo kala duwan ku eedeysnaa. Labo ka mid ah ragga…