Camey “Ma Ogolaan Doonno In Tacaddi Loo Geysto Haweenka” Sheeko:Dalka Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland C/xakiin Xaaji Cumar Camey ayaa markii ugu horreysay wuxuu ka hadlay kiis isku day kufsi oo lagu eedeeyay inuu ku kici rabay askari ka tirsan ciidanka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Soo Magacaabista Golaha Wasiirada Ee Hirshabelle Madaxweynaha maamulka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa wada la tashiyadii ugu dambeeyay ee soo magacaabista golahiisa wasiirada cusub. Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in madaxweyne Waare uu ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Gacanta Ku Dhigay Rag Ajaaniib Ah Ciidanka badda maamulka Puntland ayaa dad isugu jira Soomaali iyo Ajaanib kusoo qabqabtay howlgal ay ka sameeyeen xeebta Garacad ee gobolka Mudug. Guddoomiyaha deegaanka Garacad C/nuur C/laahi Xirsi oo wareysi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baraawe: Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Sameeyay Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal ballaaran oo amniga lagu xaqiijinayo waxay ka sameeyeen deegaanno dhowr ah oo hoostaga degmada Baraawe ee gobolka Shabellaha Hoose. Guddoomiyaha degmadaasi Aadan Cumar Madoobe…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Waare: Federaalka Aan Ku Dhaqanno Ama Aan Iska Deyno Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in xukuumadda Federaalka iyo xafiiska madaxweyne Farmaajo ay hareer mareen heshiis ay 5-tii bishan ku gaareen magaalada Muqdisho dowladda Federaalka iyo maamuyl…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Dagaal Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo Ee Mudug Dagaal u dhaxeeyay maleeshiyaad kala taabacsan maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, kaasi oo khasaare geystay. Dagaalkan ayaa ka dhacay suuqa magaalada Gaalkacyo,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Ka Dalbaday Xukuumadda Federaalka Furitaanka Waddooyinka Xiran Madaxweynaha maamulka K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka codsaday Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya iney wax ka qabato waddooyinka Al-shabaab u xiran ee gobolka Shabellaha Hoose. Madaxweynaha Koonfur Galbeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Lagu Soo Dhoweeyay Magaalada Baydhabo Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, halkaasi oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda federaalka Oo Dardargelineysa Wadahadallada Somaliland Dowladda federaalka Soomaaliya aya sheegtay iney dar-dargelineyso wadahadalladii ay la lahaayen Somaliland. Madaxweynaha dowladda Federaalka, Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa sheegay in ay u ballanqaadayaan madaxweynaha cusub ee Somaliland dardargelinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Dad Lagu Qabtay Ka Sameeyay Sh/hoose Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal dad lagu qabtay waxay ka sameeyeen deegaanno hoostaga degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose. Ciidamadan ayaa howlgalkaan waxay kusoo qabteen dad looga shakisan yahay…