Faysal Cali Waraabe “Soomaaliya Waxay Ka Degi La Dahay Waa Puntland”Sheeko:DalkaGuddoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland, Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Soomaaliya waxay ka degi la dahay tahay maamulka Puntland, waa sida uu hadalka u dhigaye. Faysal oo maanta hadal…1 daqiiqo
1 daqiiqoSheeko:DalkaWasaaradda Maaliyadda Hirshabelle Oo Sheegtay In Tallaabo Laga Qaadayo Ciddii Diidda Lacagta Shilin Soomaaliga Ah Wasaaradda maamulka Hirshabelle ayaa shaaca ka qaadday in tallaabo adag laga qaadi doono cid walbo oo diidda qaadashada lacagta shilinka Soomaaliga ah. Maxamed Maxamuud Cabdulle, ku simaha wasiirka maaliyadda ee…
1 daqiiqoSheeko:DalkaBaarlamaanka Puntland Oo Kahor Yimid Doorashooyinka Somaliland Kulan ay maanta isugu yimaadeen xildhibaannada baarlamaanka maamulka Puntland ayaa waxay kaga horyimaadeen in doorashooyinka Somaliland lagu qabto deegaannada lagu muran sanyahay iyo kuwa xuduudaha ah. Kulankan oo uu shir…
1 daqiiqoSheeko:DalkaSawirro: Axmed Madoobe Oo Sheegay In La Dardargelinayo Dagaallada Ka Dhanka Ah Al-shabaab Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo maanta dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose ayaa faah faahin ka bixiyey shirkii uu magaalada Muqdisho uga qeybgalay. Axmed…
1 daqiiqoSheeko:DalkaMa Dhabbaa In Sicir Barar Uu Ka Jiro Magaalada Boosaaso Ee Bari? Maamulka Puntland ayaa waxbo kama jiraan ku sheegay warar soo baxay maalmahan oo sheegayey in sicir barar uu ka jiro magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Wasiirka warfaafinta Puntland Cabdi…
1 daqiiqoSheeko:DalkaHirshabelle: Xildhibaan Ku Baaqay In Wasiirada Aan Lagu Soo Darin Shaqsiyaad Ka Tirsan Baarlamaanka Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa madaxweynaha kula taliyay in xukuumaddiisa cusub uusan ku soo darin xubnaha baarlamaanka maamulkaasi. Xildhibaan Nuur Xaashi ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News ku…
1 daqiiqoSheeko:DalkaGalmudug Oo Xukun Ku Riddey Kalluumeysato u Dhashay Yemen Maxkamadda gobolka Mudug ee dhanka Galmudug ayaa xukun xabsi iyo ganaax lacageed isugu jira waxay ku riddey Saddex qof oo u dhashay dalka Yemen, kuwaasi oo ay maxkamaddu ku eedeysay…
1 daqiiqoSheeko:DalkaMaamulka Sh/dhexe Oo Ku Baaqay In Shacabka Lagu Garabsiiyo Wax Soo Saarka Beeraha Maamulka gobolka Shabellaha Dhexe ayaa ugu baaqay hay’adda FOA iney xoogga saarto sidii sanadkaan dadka ku dhaqan gobolkaasi loogu dhiirogelin lahaa wax soo saarkooda, loogana saacidi lahaa dhanka beeraha. Guddoomiyaha…
2 daqiiqoSheeko:DalkaAfhayeenka AMISOM Oo Goobjoog Uga Warramay Howlgalka Cusub, Kala Wareejinta Ciidamada AMISOM Iyo Jihada Itoobiya Ciidamada AMISOM ayaa lagu wadaa in todobaadyada soo socda dib-u-dejin iyo isku-xir ciidan lagu sameeyay ka hor howgal-ka ka dhan ah xarakada Al-shabaab. Madaxa AMISOM Francisco Madeira ayaa sabtidii sheegay…
1 daqiiqoSheeko:DalkaMaamulka Jubbaland Oo Diyaariyey Ciidamo Al-shabaab Kula Dagaallama Gedo Maamulka Jubbaland ayaa sheegay iney diyaariyeen ciidamo badan oo gobolka Gedo kula dagaallama dagaalyahannada Al-shabaab. Wasiirka wasaaradda amniga ee maamulkaasi C/rashiid Xasan Nuur ayaa sheegay in ciidamadan yihiin kuwo u…